|
|
Somali Language Translation

Si wanaagsan ugu noloow Maine
|
Maine Ilaheeda Dhaqaale ee Dadka Waawyn
Xafiiska Hawlaha Dadka Waaweyn
1-800-262-2232
Turjubaan waa la helayaa.
|
Hadafkeennu waa in aan ku siinno macluumaad kugu caawini doona sidii ad si wanaagsan ogu nolaan lahayd.
|
|
|
|
Hawlaha Dadka Waaweyn
|
Xafiiska Hawlaha Dadka Waaweyn waxay kugu gargaari karaan in ay kuu helan barnaamijyo ku saabsan dadka waaweyn. Nala soo xiriir haddii ad adiga ama qof kaleeto uu u baahanyahay gargaar sida:
|
|
Gaari lagugu qaado, wax la cuno, meel lagu noolaado —
- Gaari ku geeya dukaan ama farmashiye iyo dakhtar.
- Meelaha dadka cuntada laga siiyo ama raashin aqalka kugu keena.
- Kuu hela meel ad ku noolaato.
|
|
Wax iibsiga iyo biilal bixinta —
- Gargaarka sida loo buuxiyo foomamka iyo sida loo dirsado taleefoonnada.
- Gargaarka bixinta caafimaadka iyo dawooyinka.
- Gargaarka bixinta raashinka iyo guryaha.
|
Tababar, lacag shaqo lagu doonto, iyo waxyaabo lagu Madadaasho —
- Baro macluumad cusub iyo sida loo sameeyo waxyaabo cusub.
- Shaqo helitaan ama barnaamij shaqo.
- Helitaan meelo ad ku madadaalato iyo la kulan saaxiibbo.
- Waqtigaaga iyo xirfaddaada ee ad dadka kale u gudbiso.
|
|
|
|
Badbaadadaada iyo qof ku ilaaliya —
- Xuquuqdaada ogoow sida qofka deggan Maine.
- Gargaar dadka aan waxba sida wanaagsan loo daryeelin lacagtoodana la xaday.
|
|
Qofka caafimaadkiisa oo lagu daryeelo aqalkiisa iyo daryeel kalkaaliso rug caafimaad —
- Aqalka oo lagugu daryeelo haddii ad xanuunsato.
- Daryeel kalkaaliso caafimaad iyo wixii kale ee la doorbido.
|
….Wax kasta ee ad u baahato ama ad doonto.
|
1-800-262-2232
Turjubaan waa la helayaa.
TTY: 1-800-606-0215
telefonn lacag la’an gobolka oo dhan
gudaha ama gobalada kale oo dhan
Fax: 1-207-287-9229
|
|
|
|
Department of Human Services
Bureau of Elder & Adult Services
(Qaybta Hawlaha Bani’aadannimo
Xafiiska Hawlaha Dadka Waaweyn)
John Elias Baldacci, Governor
Brenda M. Harvey, Commissioner
Diana Scully, Derctor
11 State House Station
32 Blossom Lane
Augusta, Maine 04333 |
|
|