Skip Maine state header navigation

Agencies | Online Services | Help

Si wanaagsan ugu noloow Maine
Maine Ilaheeda Dhaqaale ee Dadka Waawyn

Xafiiska Hawlaha Dadka Waaweyn

1-800-262-2232
Turjubaan waa la helayaa.

Hadafkeennu waa in aan ku siinno macluumaad kugu caawini doona sidii ad si wanaagsan ogu nolaan lahayd.


Hawlaha Dadka Waaweyn Xafiiska Hawlaha Dadka Waaweyn waxay kugu gargaari karaan in ay kuu helan barnaamijyo ku saabsan dadka waaweyn. Nala soo xiriir haddii ad adiga ama qof kaleeto uu u baahanyahay gargaar sida:
Gaari lagugu qaado, wax la cuno, meel lagu noolaado —
  • Gaari ku geeya dukaan ama farmashiye iyo dakhtar.
  • Meelaha dadka cuntada laga siiyo ama raashin aqalka kugu keena.
  • Kuu hela meel ad ku noolaato.
Wax iibsiga iyo biilal bixinta —
  • Gargaarka sida loo buuxiyo foomamka iyo sida loo dirsado taleefoonnada.
  • Gargaarka bixinta caafimaadka iyo dawooyinka.
  • Gargaarka bixinta raashinka iyo guryaha.
Tababar, lacag shaqo lagu doonto, iyo waxyaabo lagu Madadaasho —
  • Baro macluumad cusub iyo sida loo sameeyo waxyaabo cusub.
  • Shaqo helitaan ama barnaamij shaqo.
  • Helitaan meelo ad ku madadaalato iyo la kulan saaxiibbo.
  • Waqtigaaga iyo xirfaddaada ee ad dadka kale u gudbiso.
Badbaadadaada iyo qof ku ilaaliya —
  • Xuquuqdaada ogoow sida qofka deggan Maine.
  • Gargaar dadka aan waxba sida wanaagsan loo daryeelin lacagtoodana la xaday.
Qofka caafimaadkiisa oo lagu daryeelo aqalkiisa iyo daryeel kalkaaliso rug caafimaad —
  • Aqalka oo lagugu daryeelo haddii ad xanuunsato.
  • Daryeel kalkaaliso caafimaad iyo wixii kale ee la doorbido.
….Wax kasta ee ad u baahato ama ad doonto.
1-800-262-2232
Turjubaan waa la helayaa.

TTY: 1-800-606-0215
telefonn lacag la’an gobolka oo dhan

gudaha ama gobalada kale oo dhan

Fax: 1-207-287-9229


DHS Logo Department of Human Services
Bureau of Elder & Adult Services
(Qaybta Hawlaha Bani’aadannimo
Xafiiska Hawlaha Dadka Waaweyn)

John Elias Baldacci, Governor
Peter E. Walsh, Acting Commissioner
Christine Gianopoulos Derctor

35 Anthony Avenue
11 State House Station
Augusta, ME 04333-0011